Tag: Joseph

Tartanka Olombikada dabaasha ee Rio oo sheeko cajiib ah ka dhacday (Sawiro)

Wiil ka soo jeeda dalka Singapore ayaa u soo dhowaaday ciyaaryahanka dabaasha caanka ku ah Michael Phelps oo ku sugnaa xarun uu ku tababaranayay sanadkii 2008 waxana uu weydiistey inuu sawir la galo.

Hogaamiye sare oo ka tirsan Jabhada LRA oo isku soo dhiibay Ciidamada Mareykanka

Nin sheeganaya inuu yahay Hogaamiye sare oo ka tirsan Jabhada mucaaradka ee LRA ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii uu isku soo dhiibay Ciidamada Mareykanka ee ka qeyb qaadanaya howl galka lagu baadigoobayo hogaamiyaha LRA Joseph Kony.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS