Tag: Jordan

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Boqorka Jordan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka jira dalka iyo fursadaha iyo caqabadaha horyaalla dowladda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS