Tag: Johnson

Xoghayahii Arrimaha Dibadda Ingiriiska Boris Johnson oo is casilay

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka UK Boris Johnson  ayaa iscasilay iyadoo arrintana ay dhabar jab ku noqonaysa dowlada ay madaxda ka tahay Theresa May iyadoo uu soo if baxay khilaaf ku saabsan ka bixitaanka Briatin ay ka  malain kahorna uu is  casilay baxaysa Midowga Yurub. 

Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK oo Muqdisho kula kulmay Qaar ka mid ah Madaxda maamulada

Xoghayaha Arrimaha dibadda UK Boris Johnson oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Madaxda qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka, sida Madaxweynayaasha Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS