Tag: Jeesow

Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka oo sheegay in loo soo gacan geliyay Sharciga Axsaabta

 Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo soo gacan geliyay Sharciga Asxaabta siyaasada, kaasoo todobaadkii hore ay meel mariyeen Golaha Wasiiradda.

Jeesow “Heshiiskii Addis Ababa ayaa dhigaya in Axmed Madoobe loogu yeero Hogaamiye, ma ahan Madaxweyne”

 Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka mid ahaa Xildhibaanadii mooshinka ka keenay dhismaha Baarlamaanka Jubba, ayaa sheegay in Axmed Madoobe aan loogu yeeri karin Madaxweyne, ayna tahay wax sharci darro ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS