Tag: Jawari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo Turkiga si diiran loogu soo dhaweeyay (Sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay caawa ku wajahan yihiin magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya"Al-Shabaab lama dagaallamayaan dowladda, balse shacabka"

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa sheegay in kooxda al-Shabaab aanay dagaal kula jirin dowladnimada oo kaliya balse ay dagaal kula jirana shacabka Soomaaliyeed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS