Tag: Jarmalka

Dibad baxyo looga soo horjeedo Islaamka ku sii faafaya Yurub oo ka dhacay magaalooyin ku yaal Jarmalka

Dibad baxyo looga soo horjeedo Islaamka ku sii faafaya Yurub iyo kuwo lagu taageerayo islaamka ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaal dalka Jarmalka, iyadoo Booliska ay is hor-taageen banaan bax ballaaran oo ka dhici lahaa magaalada Cologne.

Jarmalka oo ku guuleysatay Koobka Adduunka ee Sannadkan 2014 (SAWIRRO)

Xulka kubadda cagta Jarmalka ayaa xalay ku guuleystay koobka kubadda cagta ee adduunka 2014-ka, kaddib markii uu 1-0  kaga badiyay xulka dalka Argentina oo ay ciyaar adag yeesheen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS