Tag: Jalalaqsi

Maamulka Jalalaqsi '' Waxaan dilnay 20 xubnood oo ka tirsan xoogagga Al-shabaab

Maamula degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in weerar qorsheysan oo ay qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya ku dileen 20 xubnood oo ka tirsan xoogagga Al-shabaab oo la socday gaari Caasi ah [Hoomeey]

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in howlgal lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka qeybta 27aad Jeneraal Maxamed Maxamuud Tareedisho ayaa ka hadlay howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, kaasoo ka dhacay wadada dheer ee xiriirisa degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-Burde. 

Alshabaab oo weerartay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in laga maqlayo gudaha magaalada Jalalaqsi rasaas ay isweydaarsanayaan dagaalyahano ka tirsan ururka Alshabaab iyo ciidamada milatariga ee ku sugan degmada Jalalaqsi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS