Tag: JIGJIGA

Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la ansixiyay

Baarlamaanka dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha xukuummadda ee maanta la horgeeyay. 

Agoosto:Bil gudaheed isbadallo waaweyn oo ka dhacay DDS

Ismaamulka Soomaalida waxaa bil gudaheed soo maray seddex madaxweyne, ka dib rabshado keenay dhimasho iyo dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac salka ku haya kala shaki dhinaca isirka ah.

Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ku eedeeysay Oromada Itoobiya dilka Soomaali badan

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaalo ku dhex maray Soomaali iyo Oromo xadka ay wadaagaan labada dowlad deegaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS