Tag: Itooniyaa

Itoobiya oo xabsi sanado ah ku xukuntay 3-ruux oo qorsheynayay weeraro argagixiso ah

Labo muwaadin dhalashadooda tahay British iyo nin Soomaali ah ayaa la dhigay xabsi ku yaal dalka Itoobiya, kadib markii lagu eedeeyay isku day ay dhisi rabeen dowlad islaami ah iyo qorshayaal ay weeraro kaga fulin rabeen gudaha Itoobiya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS