Tag: Istanbul

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Istanbul iyadoo tirada dadka ku dhintey weerarka ay gaartay 41 ruux

Dowlada Turkiga ayaa waxaa maanta ay ku dhowaaqday inay tahay maalin loo baroordiiqayo dadkii ku dhintey weerar lagu qaaday xalay garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul iyadoo tirada dadkii ku dhintey weerarkan ay gaartay 41 ruux oo 13 kamid ah ay ahaayeen dad aan Turki ahayn.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS