Tag: Islii

SUUQA ISLII OO XIRAN MALINTII 3-AAD

Kadib markii guddiga ganacsatada xaafada Islii ee Nairobi ay ku dhawaaqeen shaqo joojin muddo 3 maalmood ah ayaa maanta ay tahay maalintii 3aad ee dukaamadu xiran yihiin.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo booqday qeybo ka tirsan xaafada Islii (Masawiro ayaa kujira)

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa xalay fiidkii hore soo booqday xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Islii ee caasimada Nairobi Kenya.

Qaraxyo Islii xalay ka dhacay oo dhimasho iyo dhaawac sababay

Hal ruux, ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintey laba kalena ay ku dhaawacmeen, markii xalay qaraxyo lagu weeraray baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Nayroobi, gaar ahaan xaafadda Islii ay Soomaalida degto.

Islii oo deggan, Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq diray

Xaaladda xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi, ayaa maanta yara deggan, kadib laba maalin oo rabshado ay ka dhacayeen, kuwaas oo u dhaxeeya Soomaalida Kenya iyo dadka aan Soomaalida aheyn ee Kenyaanka ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS