Tag: Iskuday-Dil

Guddoomiyaha hay'adda culimada Soomaaliyeed oo isku day dil ka bad-baaday (Daawo)

Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa ka bad baaday isku day la doonayay in lagu khaarajiyo, kadib markii walxaha qarxa gaarigiisa loogu dhex qariyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS