Tag: Isku

Isku shaandheyn lagu wado in lagu sameeyo Golaha Wasiirada iyo wada tashiyo socda

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya inay socoto qorshe la doonayo in Isku shaandheyn loogu sameeyo Golaha Wasiirada Soomaaliya, iyadoo arrintan ay kulamo iyo wada tashi ka lahaayeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Dagaal Hobyo ku dhex maray ciidamo uu C/qeybdiid hoggaamiyo iyo burcad badeed

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo uu hoggaaminayo madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo kooxo burcad badeed ah ayaa maanta ka dhacay degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha cusub oo ka badbaaday weeraro ismiidaamin ah oo lagu dili rabay

Laba nin oo isku soo xiray wax yaabaha qarxa, ayaa duhurkii maanta isku dayay inay gudaha u galaan hotel uu ka deganaa Muqdisho madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, xilli halkaasi uu kulan kula lahaa wafdi ka socday dalka Keyna.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS