Tag: Isbitaalka

Sideed Qof oo Isbitaalka Madiina Dhaawac ahaan ugu Geeriyootay

Isbitaalka Madiina ee Magaalada muqdisho  oo ah halka la dhigay Dhaawacyada ugu badan ee ku dhaawacmay Qaraxyadii Xalay ka dhacay Hotelka SYL Ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ilaa Sideed Qof ay Dhaawac ahaan u Geeriyoodeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS