Tag: Iran

Iiraan oo gacanta ku dhigtay labo Doonyood ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka

Dowladda Iiraan ayaa xirtay 10 ka mid ah ciidamada Badda Mareykanka oo watay labo doontood, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka.

Xiisada Sacuudiga iyo Iiraan oo sii xoogeysatay

Xiisada u dhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Iiraan ayaa sii xoogeysatay, markii Iiraan ay dacwad ka dhan ah Sacuudiga u gudbisay Qaramada Midoobey.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS