Tag: India

Mid ka mid ah Maxaabiistii ku xirnaa xabsiyada India oo geeriyooday

Mid ka mid maxaabiistii Soomaalida ahaa ee ku xirnaa Xabsiyada dalka India ayaa la xaqiijiyay inuu xalay geeriyooday.

Maxkamad ku taal Hindiya oo dil ku xukuntay 50 ruux Soomaali lagu eedeeyay Burcad badeed

Maxkamad ku taala dalka Hindiya ayaa dil ku xukuntay 50 ruux Soomaali ah, kuwaasoo ka mid ahaa 119 qof oo horay dowladda Hindiya u sheegtay inay ahaayeen burcad badeed.

Muran ka dhashay midka laacibsan Messi iyo Ronaldo oo sababtay geeri

Nin ayaa saaxibkii dilay, kadib markii ay ku murmeen midka laacibsan ciyaaryahanada Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Shilal tareen oo ay dad India ugu dhinteen

Ugu yaraan 19 qof ayaa dhimatay kaddib markii laba tareen oo ah kuwa rakaabka qaada ay ka baxeen khadkii ay ku socdeen daqiiqado gudahood bartamaha dalka India. Saraakiisha ayaa sheegaya in dhowr boqol oo qof la soo badbaadiyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS