Tag: Ilkacase

Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase, kadib markii maanta duhurkii meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaal degmada Boondheere.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS