Tag: ISKOW

Wasiirka Amniga oo maanta horgeynaya Golaha shacabka sharciga la dagaalanka Argagixisada

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa maanta lagu wadaa in Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu horgeeyo Hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada iyo Hindise sharciyeedka xakameynta hubka wax dila, kaasoo horay ay u meel mariyeen Golaha Wasiirada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS