Tag: IMF

Dowladda Soomaaliya oo heshiis deyn cafin ah la gashay Hey’adda IMF

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March iyo 5-ta April la yeeshay wafti ka socday Hay’ada Sanduuqa Caalamiga Adduunka ee loo yaqaano (IMF)  

Madaxa Hay’ada IMF Christine Legarde oo Maxkamad la soo taagayo

Madaxa Hay’ada Lacagta Adduunka IMF Christine Legarde ayaa lagu soo taagayaa maxkamad ku taal dalka Faransiiska iyadoo loo haysto lacago ay dayacday waqti ay ahayd wasiirka Maaliyada dalka Faransiiska.Christine oo ah haweeneydii ugu horeysay ee wasiir maaliyadeed ka noqota dalka Faransiiska ayaa lagu eedeeyay inay dayacday lacag gaareysa 438 malyan oo dollar, taas oo uu qaatay nin ganacsade ah sanadkii 2008dii.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS