Tag: ICJ

Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo ergo la socota oo gaaray Maxkamada Caalamiga ee ICJ

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, iyo ergo ka kooban qareeno iyo diblumaasiyiin ayaa gaaray Maxkamadda Calaamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS