Tag: ICAO

Xafiiskii laga Maamulayay Hawada Soomaaliya ee Nairobi oo la xirey

Xafiiska Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hawada Soomaliya ugaga maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada. 

Hey’adda ICAO oo qeyb ka mid ah Hawada Soomaaliya ku wareejineysa India iyo Seychelles

Hey’adda ICAO oo maamusha Hawada Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay xirto Hawada Soomaaliya, iyadoo isku dayaysa inay hor-istaagto qorshaha dowladda Soomaaliya kula wareegeyso maamulka Hawada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS