Tag: Human Rights Watch

Faahfaahin Warbixintii Shalay ay soo saartay hay'adda Human Rights Watch ee tacaddiyada ay geystaan AMISOM

Shir jaraa'id oo ay magaalada Nairobi ku qabteen Baarayaal ka tirsan  Hay'adda Xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch, ayey ku sheegeen in  tacaddiyo dhanka galmada ah ay geystaan askar ka tirsan Ciidamada Midowga Africa ee howl-galka Somalia ee AMISOM.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS