Tag: Hortagid

Wasiirka arimaha gudaha oo baarlamaanka hor-tagay

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Md. Cabdi Kariim Xuseen Guuleed, ayaa maanta baarlamaanka u shegeay ineysan jirin maxaabiis xabsiyo inta lagala baxay dabadeedna la dilay, kuwas oo dhawaanahan lagu eedeynayay inay falkaasi ku kaceen ciidamo ka tirsan kuwa nabad sugidda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS