Tag: Hobyo

Isgaarsiintii degmooyinka Hubyo iyo Xarardheere oo hawada ka maqan iyo xiisad wali halkaa ka taagan

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug, ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al-shabaab hawada ka saareen isgaarsiintii degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere, kaddib dagaalo dhawaan ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.

Mashruuc lagu dhisayo wadada marta Xeebta ee Muqdisho iyo Hobyo oo maanta looga dhawaaqay Muqdisho

Shirweyne ay ka soo qeyb galeen in ka badan 200 ruux oo isugu jira, Siyaasiyiinta, Dhaqanka, Culimada, Dhalinayarada iyo Haweenka beesha Muddulood ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo looga dhawaaqay mashruuc lagu dhisayo wado marta xeebta oo isku xirta Muqdisho ilaa Hobyo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS