Tag: Hirshabeelle

Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo Xalane kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha cusub ee Maamul goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shalay xerada Xalane kula kulmay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka, iyagoo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dib u heshiisiinta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS