Tag: Hirshabeele

Madaxda ugu sareysa Maamulka Hirshabeelle oo lagu dhaliilay Xil Gudasho la’aan

 Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Hirshabeele ayaa sheegay in xilligan Dowlad goboleedka Hirshabeele aysan lahayn cid hogaamisa waxaana mas uuliyiinta ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabeele ay ku eedeeyeen iney jibiyeen qodob dastuuri ah.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cosoble oo markale ka codsaday Baarlamaanka waqti dheeri ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa markale ka codsaday xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle   in ay u kordhiyaan waqtiga uu ku soo dhisayo golaha wasiirada dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS