Tag: Hilwaa

Howlgal gaar oo xalay Ciidamada ammaanka ka fuliyeen Muqdisho

Ciidamada Ammaanka ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa, halkaasoo ay ka soo qabteen shan ruux oo la doon-doonayay.

Faah faahin ka soo baxaya weerar lagu qaaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan NISA

Weerar ayaa xalay abaarihii xilligii afurkii lagu qaaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan NISA, kuwaasoo marayay Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa.

Faah faahin ka soo baxaya weerar xalay lagu qaaday Saldhiga Booliska Huriwaa

Dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhiga degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo iska hor imaad muddo socday uu halkaas ku dhex maray dableydii iyo ciidamada dowladda ee ku sugnaa saldhigaas.

Ciidamada Ammaanka Oo Saaka Howlgallo Ka Wada Xaafado Ka Mid Ah Degmada Heliwaa

Ciidamada nabadgelyada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saaka howlgallo balaaran oo lagu xaqiijinayo ammaanka ka wada xaafado ka mid ah degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS