Tag: Heshis

Fiqi "Heshiiska dhinaca ciidamada ee annaga iyo Turkigu baarlamaanka ayaan hor-geyn doonnaa"

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Md. C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, ayaa sheegay heshiiska dhinacyada ciidamada ee uu la soo gaaray dhiggiisa Turkiga uu dhawaan hor geyn doono baarlamaanka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS