Tag: Heshiis

Beelo lagu heshiisiiyay Sool

Wax-garadka deegaanka Lafaweyn oo ka tirsan gobolka Sool ayaa ku guulaystay soo afjaridda khilaaf ka dhexeeyay laba beelood oo wada-daga deegaankaasi.

Dowladda Dhexe iyo maamulka Puntland oo heshiis gaaray

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa heshiis iskaashi waxay Garoowe kula gaartay maamul goboleedka Puntland, iyadoo heshiiskaasina ay saxiixeen raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

Ahlu Sunnah iyo Galmudug oo ku heshiiyay sameynta maamul ballaaran (Akhriso heshiiska)

Shir laba maalin uga socday maamullada Ahlu Sunnah Waljameecah iyo Galmudug magaalada Gaalkacyo, ayaa la soogaba gabeeyay, iyadoo dhinacyaduna ay isku raaceen sameynta maamul goboleed loo wada dhan yahay oo ka hana qaada gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya.  

Soomaaliya oo heshiis la gashay Turkiga

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay heshiis dhinaca ammaanka ah ay la saxiixatay dowladda Turkiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS