Tag: Hay

Jen. Tuur Yare “Amniga Muqdisho waxaa lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir”

Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Jen, C/raxmaan Maxamed Tuur Yare ayaa faah faahin ka bixiyay go’aano xalay ka soo baxay kulan looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho, kadib qaraxyadii habeen hore gil gilay magaalada, kaasoo dad badan ku dhinteen.

Hey’adda NISA oo sheegtay magaca Sarkaalkii lagu bartilmaameedsaday duqeyntii Saakow

War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa looga hadlay weerarkii cirka ahaa ee xalay habeen barkii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ku qaadeen gaari uu la socday Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab meel ku dhow degmada Saakow.

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan xalinta khilaafka Madaxda dowladda

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay xaliyaan khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya, iyagoo ka digay inuu keeno fara gelin shisheeye iyo amni dari baahsan oo ka dhaca dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS