Tag: Haweenka

AKHRISO: Bulshada Rayidka ah oo ku baaqday in la simo Saami qaybisga kuuraasta Aqalka Sare

Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in la Simo Saami-qaybsiga Haweenka iyo Ragga ee kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS ee dhismihiisu socdo.

Doorka Haweenka ku leeyihiin hanaanka siyaasada doorashada 2016 oo laga hadlay

Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ayaa Muqdisho ku qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay doorka haweenka ee ku aadan ka qeyb galka siyaasada ee dalka iyo hanaanka doorashada 2016.

Maalinta Haweenka ee Caalamiga ah oo Loo Dabbaal Dagayo Maanta

Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabbaal dagaa maalinta haweenka adduunka.

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay haween ka kala socday qeybaha bulshada rayidka ah

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo qeybaha kale ee muhiimka ah.

Haweenka Sacuudiga oo markii u horeysay ka qeyb galaya doorashooyinka dowladaha hoose

Haweenka Sacuudiga ayaa markii u horeysay u dareeri doona doorashooyinka dowladaha hoose ee dalkaas, iyadoo tallaabadan ay tahay mid Boqortooyada ku dooneyso in haweenka ay qeyb ka noqdaan siyaasada.

Wasaaradda Haweenka oo sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada loo geysto Haweenka

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada haweenka loo geysto, iyadoo hadalkan jeedisay xilli loo diyaar garoobay munaasabada maalinta haweenka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS