Tag: Hassan

Wargeyska Daily Mail oo Warbixin Xasaasi ah ka qoray Madaxweyne Xasan Sheekh”Sawiro”

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tamashleeyay safar uu ku tagay magaalada London ee dalka Uk isagoona ka dagay hoteelada kuwoodi ugu caansan ee qaaliga ah.

XASAN SHEEKH OO QORSHEYNAYA IN DOORASHADA DIB LOOGU DHIGO SI UU UGA QEYB GALO SHIRKA MIDOWGA AFRIKA -AU

Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday Md. Xasan Sheekh, ayaa codsaday in dib loogu dhigo wakhtiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in ay dhacdo dabayaaqada bishan Janaayo, si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Urur-ka Midowga Afrika oo bishan Jan 22-31, 2017, Addis Ababa lagu qabanayo.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashooyinka aqalka hoose ee ka socda gobollada dalka

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud ayaa bogaadiyay doorashooyinka aqalka hoose ee ka soconaya qeybo ka mid ah gobollada dalka, dhawaanna la fillayo in ay ka bilaawdaan magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyey Dowlad gobolleedyada doorashooyinka Aqalka Sare

Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland tallaabadii dimoqraadiyada aheyd oo ay xubnaha Aqalka Sare u matalaya ku doorteen .

Madaxweynaha oo Haweenka ku taageeray helida qoondada ay ku leeyihiin Baarlamaanka

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay daah-furay shir heer qaran ah oo haweenka Soomaaliyeed ay kaga arrinsanayaan hirgelinta qoondada boqolkiiba 30 ee haweenka ku leeyihiin goleyaasha qaranka doorashada dhowaan dhici doonta.

Madaxweynaha “New Deal qaabka uu hada ku socdo waa mid gaabis ah”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu gaabis ku socdo barnaamijka New Deal ee kaalmada caalamka uu Soomaaliya siinayo, isagoo ku dhaliilay qaabka Caalamka u wado barnaamijkan.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadley xubnaha ka soo goosanaya Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xubnaha ka soo goosanaya Al-Shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay inay soo dhoweynayaan xubin kasta oo ka soo goosta Al-Shabaab, iskana fogeeya fikirka Al-Shabaab.

Xasan Sheekh ''Nabad diidku waqtigoodii wuu dhamaaday, wayna la kulmi doonaan ciqaabta xanuunka leh ay shacabkeenu u geysateen''

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey is-qarxintii shalay ka dhacday degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. qaraxa ayaa lagu dilay laguna dhaawacay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Al-Shabaab suspect detained in Kenya to be extradited to Somalia

 Kenya has agreed to Somalia's request to extradite a Somali citizen believed to be senior al-Shabaab member Hassan Haji Hanafi, a Somali official told Sabahi Thursday (August 7th).
Valid XHTML 1.0 Valid CSS