Tag: Hambalyo

Raysal wasaare Saacid oo hambalyo u direy ciidamada DS

Bujumbura, April 12, 2013----Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo haatan booqasho shaqo ku jooga magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa hambalyo diiran u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, munaasabada sanad guurada 53-aad ee aas aaska ciidanka xoogga dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey China

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Ra’isulwasaaraha cusub ee ku guuleystay doorashada Dalka China Li Keqiang,  ayadoo Madaxweynahana uu rajo ka muujiyey xiriirka Soomaaliya iyo China.

Wasaaradda difaaca Soomaaliya oo ka hadashay qabsashada Kismayo

Raysal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Md. Xuseen Carab Ciise, ayaa hambalyo iyo bogaadin u direy ciidamada qaranka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM, guushii ay ka gaareen dagaalkii Kismaayo.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS