Tag: Hadliye

Wasiir Hadliye oo Safiirka cusub ee Djibouti Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Djibouti u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Aden Hassan Aden.

Wasiir Hadliye”Ciidanka loo dirayo Koofurta Suudaan Ciidankeenu kuma jiro”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukumadda Soomaaliya C/salan Hadliye Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay in Ciidamada Afrikaanka ah ee Nabad Ilaalinta loo geynayo Wadanka Koofurta Suudaan oo uu ka soconayo Dagaal Sokeeye in ay ku jiraan Ciidamo Soomaali ah.

Hadliye “Waan taageersanahay Sacuudiga, xiriir wanaagsan ayaa naga dhaxeeyo”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye ayaa sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka uu qaaday dowladda Sacuudiga, isagoo mar kale cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Safaaradda Sacuudiga ku lahaa magaalada Tehran ee dalka Iiraan.

Wasiir Hadliye”ma ogolaan doono in la qaato Xubin ka mid ah dalkeena

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Xukumadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye oo ka hadlayay Furitaanka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Mareykanka oo 24 sano ka dib dib loo furay ayaa ka hadlay Damaca Dalalka Dariska ah ee ku aadan Soomaaliya.

Hadliye “Wax saameyn ah kuma yeelanayo weerarkii shalay Diblomaasiyiinta”

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan magaalada Muqdisho aysan saameyn ku yeelan doonin diblomaasiyiinta dalka imaaneysa.

Wasiirka Arrimaha Dibada oo sheegay inay u diyaar garoobeen soo daad-gureynta qaxootiga Yemen

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in dowladdu u diyaar garowday soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee colaadaha ay ku qabsadeen dalka Yemen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS