Tag: Habeyn

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inay sii wadayaan dib u habeynta ciidamada DS

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan joogsan doonin dib u habeynta lagu sameynayo ciidamada xoogga dalka, sidoo kalena ay sii socon doonaan dagaallada lagula jiro Al-shababa inta dalka oo dhan laga saarayo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS