Tag: HIIRAAN

Guddoomiyeyaashii degmooyinka Jalalaqsi iyo Buulo Burde oo xilalka laga qaaday

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cali Caadle ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis laba kamid ah degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula Burde ee Gobolka Hiiraan. 

Lix ruux oo isku qoys ah oo ku geeriyooday Fatahaada Wabiga Shabeelle ee Beledweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in fatahaadii uu geystay wabiga Shabeelle uu geystay dhibaatooyin kala duwan oo isugu jira dhimasho, barakac iyo hanti ku baaba’day. 

Wararkii ugu danbeeyay fatahaada magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin ayaa warbaahinta u sheegay in tirada dadka ka barakacay fatahaada magaalada qiyaastii gaarayaan 9000 oo ruux kuwaa oo maciinbiday deegaannada dulleedka Bari gaar ahaan Ceel Jaalle.

Dagaallo Culus oo ka dhacay Buula Barde iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

Wararka ka imaanay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Buula Barde oo ay ku suganyihiin ciidanka  Jabuuti.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo kaabiga ku haya degmada Jalalaqsi

Xili gobollada koonfurta iyo bartamaha Somalia ka soconayaan howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ay dowladda ugu magac-dartay India Ocean {Badweynta Hindiya] ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan  in ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa midowgga Africa AMISOM kaabiga ku hayaan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS