Tag: Guud

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo codsaday in ciidanka AMSIOM la kordhiyo lana xoojiyo dagaalka Al-shabaab.

 Xogyahaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa warqad uu u diray xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midooaby wuxuu ku sheegay in loo baahan yahay in kumannaan ciidammo ah oo ka socda Afrika lagu xoojiyo ciidamada AMISOM si looga hortagao khataraha ka imaan kara Al-shabaab oo uu sheegay inay dib isku habeynayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS