Tag: Guriceel

Ciidamada Itoobiya oo xabsiga dhigay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Guriceel iyo Wariye

Ciidamada Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Guriceel iyo Wariye, kuwaasoo u kuur galayay xaalada deegaano ka tirsan dhulka Soomaalida Itoobiya, halkaasoo ay ka jirtay xaalado biyo la'aan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS