Tag: Gumar

Tuulo lagu Gubay Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Tuulada Gumar oo Hoostagta Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka ku dagaalamaya halkaasi mid kamid ah ay Dab qabadsiiyeen Tuulada Gumar.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS