Tag: Gudoomiye

Jawaari oo ugu baaqay Xukuumadda inay dib u soo celiso furaha Taleefanka Soomaaliya ee 252

Guddoomiyaha Baarlamaanka Sooamaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan-howleed uu la yeeshay Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta ayaa Xukuumadda Soomaaliya ka dalbaday inay gacanta dowlada dib ugu soo celiyaan furaha Tafeefoonnada Soomaaliya ee 252, oo ah hanti qaranka Soomaaliyeed leeyahay.

Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG-ka ahaa ee magaalada Kismaayo oo la dhaawacay

Mid ka mid ah siyaasiyiinta ka arimisa Kismaayo oo la dhawaacay iyo xiisado ka jira magaalada
Valid XHTML 1.0 Valid CSS