Tag: Gudigii

Guddi loo xil saaray baaritaanka dhacdadii Bariire oo maanta tagaya deegaankaas

Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire oo ka tirsan degmada Afgooye ayaa sheegaya in Guddi xaqiiq raadin ah oo loo saaray baaritaanka dhacdadii jimcihii lagu dilay dad rayid ah ay ku wajahan yihiin deegaankaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS