Tag: Gudi

Guddi loo saaray qorshaha doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar

Iyadoo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka doorashooyinka ee Xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka ayaa waxaa la sheegay in Guddigan uu wax ka bedel ku sameeyay qaar ka mid ahaa qodobada doorashada.

Guddi xaqiiq raadin ah oo dowladda Federaalka u direyso degmada Beled-Xaawo

Guddi xaqiiq raadin ah ayaa maanta u ambabixi doona degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo guddigan ay ka kooban yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS