Tag: Goof

Koofur Galbeed oo ciidamo dheeraad ah geysay deegaanka Goof-gaduud

Maamulka Koofur Galbeed ayaa ciidamo dheeraad ah geysay deegaanka Goof-gaduud oo 30km u jirta magaalada Baydhabo, halkaasoo muddooyinkii u dambeeyay ay weeraro ku soo qaadayeen Al-Shabaab.

Xaalada Goof-gaduud oo saaka degan iyo ciidamada dowladda oo dib u qabsaday

 Xaalada deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa saaka ah mid degan, kaddib markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS