Tag: Goodax

Goodax “Nooma muuqato saan saan Amni ee lagu gaari karo Agosto in dalkan doorasho ka dhacdo”

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumaddii hore ayaa rajo xumo ka muujiyay in bisha Agosto ee soo socota in dalka doorasho ka dhacdo, xaalada amni ee dalka oo sii xumaanaya.

Goodax “Tanaasul haduu imaanayo Madaxweynaha ayaa tanaasul sameynaya, waa in dalka duruuftiisa uu fiiriyo”

 Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in mooshinka Madaxweynaha laga keenay xalkiisa uu noqon doono Baarlamaanka, isagoo xusay in dhowaan loo fariisan doonin meesha la geyn doono.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS