Tag: GolahaAbwaanadaSoomaaliyeed

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo shahaado sharaf ah gudoonsiiyey dhaqaatiir caan ah (Sawirro)

Golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa shahaado sharafyo mahad celin ah gudoonsiiyey dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee kala ah Dr. C/risaaq Axmed Dalmar oo ah Gudoomiyaha Jaamacadda Banaadir iyo Prof. Cismaan Maxamuud Dufle   kadib munaasabad arintaas la xiriirta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS