Tag: Godoomiyaha Hay

Guddoomiyaha Hay’adda wada hadalka bulshada oo cambaareeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji

Waxaa soo kordhaya cambaareynta iyo baaqyada laga soo saarayo dilkii loo geystay Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay qarax ka dhashay miino oo gaarigeeda loogu xiray, waxaana Mas’uuliyiintii u dambeysay ee cambaareysay ka mid ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Wada hadalka Bulshada CCD Ciise Axmed Cumar oo in badan soo wada shaqeeyeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS