Tag: Giuseppe

Machadka Caalamiga ee Giuseppe Pitre oo Prof. Dufle u aqoonsatay shaqsiga sanadka (Sawirro)

Machadka caalamiga ah ee Giuseppe Pitre oo xaruntiisa dhexe ay ku taalo magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga ayaa shaqsiga sanadka 2015 u aqoonsatay Prof. Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, iyagoo gudoonsiiyey abaal marin qaali ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS