Tag: Georgia

Ciyaarihii qaboobaha dhalinyarrada Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeya Atlanta (SAWIRRO)

Waxaa magaalada Atlanta ee xarunta gobolka Georgia lagu soo gabagabeeyay ciyaarihii qaboobaha oo 24-ka bishaan uga bilowday dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala socotay qaar ka mid ah gobolada dalka  Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS