Tag: Geeri

Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan oo Harar ku dhintay

Allaah ha u naxariistee Abwaankii Soomaaliyeed Cabdullaahi Macalin Dhoodaan ayaa saaka ku geeriyoday isbitaal ku yaalla magaalada Harar halkaasoo uu beryahan ku xannuunsanaa.

Wasiirkii ugu horeeyay ee maaliyadda Soomaaliya oo London ku dhintay

ALLAHA u raxmadee waxa xalay magaalada London ee carriga Ingriiska ku geeriyooday wasiirkii ugu horeeyay ee maaliyadda Soomaaliya Xaaji Cismaan Axmed Rooble, oo dhinaca kale ahaa ganacsade si weyn looga yaqaano Soomaaliya.

Fannaan ka mid ahaa hobolladii Waaberi oo xalay Xamar ku dhintay

ALLAHA u raxmadee waxa xalay magaalada Muqdisho kugeeriyeeday fannaanka Axmed Heybe Carraale, oo ka mid ahaa hobolladii qaranka ee Waaberi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS