Tag: Garroowe

Iska hor-imaad ka dhacay Garroowe oo dhimasho iyo dhaawac sababay

Hal asakari ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhawacmeen oo qaarkood dhaawacooda culus yahay, kadib markii ciidamada iyo kooxo hubeysan ay israsaaseyn ku dhexmartay gudaha magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland maanta.

Danjiraha M/Yurub ee Soomaaliya oo Garroowe kula kulmay madaxda Puntland

Madaxwaynaha Puntland ayaa maanta xafiiskisa ku qaabilay Wadfdi uu hogaaminayey safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone iyo xubno uu hogaaminayey.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS